🚚 Fri frakt över 599 kr

Koranen på somaliska


 

Koranen på somaliska och arabiska.Bindning: Hårdpärm, trådbindning Översättare: Cabdicasiis Xasan Yacquub Språk: Arabiska och somaliska Sido

Produkten är tyvärr slut i lager.
Klicka på "Bevaka" så kontaktar vi dig så fort produkten är tillbaks i lager.

 


Koranen på somaliska och arabiska.Bindning: Hårdpärm, trådbindning Översättare: Cabdicasiis Xasan Yacquub Språk: Arabiska och somaliska Sidor: 930Laga soo guuriyay Hordhaca Kitaabka:Ujeeddada howshan waa inaan u soo gudbino dadka soomaaliyeed meel iyo waa ay joogaanba tafsiirka macaanida Qur'aanka oo af soomaali ah.Qur'aanka lama turjimo karo, waa sidaa sidii ay qabeen culimadii hore, iyo aragtidayadaba. Kanina waa tafsiirka macaanida Qur'aanka. Tafsiirkani oo aan siinay ahmiyad weyn, oo aan aad ugu dadaalnay intii karaankeena ah inaan u dooranno erayada ku haboon tafsiir ahaanmacaanida Qur'aanka. Laakiin ma aha Qu'aanka Kariimka ah, ee cajabta leh, mucjisada ah ee kiciya laabaha, qubana ilmada. Waa oo kaliya isku dayid inaan soo gudbino macaanida Qur'aanka oo af soomaali ah, inkastoo uusan marnaba gelin karin booskii Qur'aanka Carabiga ahaan. Xagga Tafaasiirtaan ku saleynay tafsiirkani waa Tafsiirka At-Tabari, Al-Qurdubi iyo Tafsiirka Ibn Kathir.Waxaan Gogoldhig uga dhignay Tafsiirkan siirihii Nebigeennii Suubbannaa (s.c.w) ee loo soo waxyooday. Qur'aankan.



Recensera produkt